Duqa Muqdisho oo magacaabay Saddex guddoomiye degmo uu ku jiro Nin caan ka ah baraha bulshada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xilka ka qaaday saddex kamid ah guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir, waxa uuna magacaabay guddoomiyaal cusub. Wareegtada uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaana xilka looga qaaday guddoomiyaashii degmnooyinka Boondheere, Hodan iyo Waabari, waxaana isla wareegtda lagu magacaabay guddoomiyaal cusub oo degmooyinkaasi … Continue reading Duqa Muqdisho oo magacaabay Saddex guddoomiye degmo uu ku jiro Nin caan ka ah baraha bulshada